Web desing Intermediate
Wordpress cousrses
Koorso tayo leh oo kaa caawinaysa inaad barato xirfad cusub si fudud.
Ka dooro koorsooyinka Afriikh Academy, ku baro casharro si fudud loo fahmi karo, kadibna ku dhis xirfado dhab ah oo kaa caawinaya shaqo iyo horumar.