Afriikh Academy Learn β€’ Build β€’ Grow
πŸ”₯ Limited Offer
Up to 30% OFF on 2 courses
Ends in: Loading...
Ends today Browse Offers β†’
Home Courses Blog
β€Ήβ€Ί Baro software development Af-Soomaali

Ka bilow Zero
ilaa aad noqoto Developer dhab ah.

Casharro Somali ah, projects real-world, iyo wadada saxda ah ee HTML, CSS, JavaScript, React, Next.js, Node, Database, iyo deployment β€” si aad u barato, u dhisto, oo shaqo u hesho.

2+
Courses
7+
Lessons
24/7
Support
Ku bilow roadmap kooban β€” wax ku baro, wax ku dhis, kadib deploy.
HTML
CSS
JS
React
Next
Node
Express
DB
Tailwind
GitHub
Roadmap
Frontend β†’ Backend β†’ Database β†’ Auth β†’ Deployment
● About Afriikh Academy

Afriikh Academy

Magacaygu waa Ilyaas Abdiwali. Waxaan sameeyay Afriikh Academy si aan ugu caawiyo ardayda inay bartaan software engineering si sax ah, oo ay ugu shaqeystaan skill markaana u fikiraan sida software engineer.

Menu
Filter
Lessons
β–Ά Course Preview

Course contents

  • Videos
  • Resources
  • Projects
  • Downloads
● Sida aad wax u baran doonto

Casharro kooban, natiijo badan

Afriikh Academy casharradiisu waxay focus saaraan faham dhab ah β€” si aad u horumarisid skills-kaaga. Waxaan kuu diyaarinay waxbarasho ku saleysan real-world, iyo projects dhab ah.

βœ“ Theory yar, practice badan
βœ“ Tusaaloyin real-career ah
βœ“ Cashar 5–12 daqiiqo
βœ“ Roadmap + projects