Afriikh Academy Learn • Build • Grow
Home Courses Blog
Home Courses Complete HTML Guide Course | Course Alert!

Complete HTML Guide Course | Course Alert!

Asc waraxmatulah!
Kusoo dhowaada kooraska Complete HTML Guide: Master Web Development with Ease; oo ah kooras dhammeystiran oo aad ku baran doonto wax kasta oo aad uga baahan taha

AI 📚 6 lessons 🧩 2 sections 👥 2 students ⭐ 5.0 ★★★★★
Complete HTML Guide Course | Course Alert!
Premium Course

Complete HTML Guide Course | Course Alert!

Asc waraxmatulah!
Kusoo dhowaada kooraska Complete HTML Guide: Master Web Development with Ease; oo ah kooras dhammeystiran oo aad ku baran doonto wax kasta oo aad uga baahan taha
Lessons
6
Access
Lifetime
Level
Advanced
Reviews
1

Overview

Asc waraxmatulah!
Kusoo dhowaada kooraska Complete HTML Guide: Master Web Development with Ease; oo ah kooras dhammeystiran oo aad ku baran doonto wax kasta oo aad uga baahan tahay HTML, waliba qaabka ugu fudud.
Kooraskaan waxaan ugu talo galay:
1. Ardayda bilowga ah ee jaamacadaha dhigta
2. Dadka ayagu wax-isbara (self-learners)
3. Iyo qof kasta ee daneynaaya xirafadda Web developmet-ga
Haddii xitaa aad horay usoo qaadatay kooraskaan wax badan ayuu kugu kordhin doonaa.

What you'll learn

Baro aasaaska koorsadan si tallaabo-tallaabo ah
Faham qaab dhismeedka casharrada iyo sections-ka
Ku shaqee tusaalooyin practical ah
Horumari xirfaddaada si aad ugu gudubto heerka xiga

Requirements

Computer ama mobile internet leh
Rabitaan barasho iyo waqti ku filan
Aqoonta aasaasiga ah ee browser-ka

Target audience

Bilowga cusub
Ardayda isbaraysa online
Qof kasta oo doonaya skill practical ah

Quick info

2 enrolled students
2 sections iyo 6 lessons
1 free preview lessons
5.0/5 rating from 1 reviews

Curriculum

Halkaan waxaad ka arki kartaa sections-ka iyo lessons-ka ku jira koorsadan.

1
Hordhaca koorsada
01:20 minit
Free Preview
2
Complete HTML Guide Course | Af soomaali | 00
01:40
Locked
3
Complete HTML Guide Course | Af soomaali | 01
04:00
Locked
4
Complete HTML Guide Course | Af soomaali | 02
03:00
Locked
1
Complete HTML
09:00
Locked
2
Complete HTML
04:50
Locked

Details

Faahfaahinta saxda ah ee koorsadan.

Category
AI
Level
Advanced
Duration
7:30hr
Price
$5.00
Sections
2
Lessons
6
Students
2
Reviews
1

Requirements

Computer ama mobile internet leh
Rabitaan barasho iyo waqti ku filan
Aqoonta aasaasiga ah ee browser-ka

Outcomes

Baro aasaaska koorsadan si tallaabo-tallaabo ah
Faham qaab dhismeedka casharrada iyo sections-ka
Ku shaqee tusaalooyin practical ah
Horumari xirfaddaada si aad ugu gudubto heerka xiga

Instructor

Xogta macalinka koorsadan bixinaya.

IA
Ilyaas Abdiwali
Instructor
Macalinkan wuxuu bixiyaa koorsooyin tayo leh oo practical ah, si ardaydu si fudud ugu fahmaan casharrada.
👥 0 Students
📚 0 Courses
📝 0 Reviews
5.0
★★★★★

Reviews

Fikradaha ay ardaydu ka dhiibteen koorsadan.

5.0
★★★★★
1 review(s)
5 Star
100%
4 Star
0%
3 Star
0%
2 Star
0%
1 Star
0%
ilyaas abdiwali ibarahim 07 Mar 2026 - 08:54 PM
★★★★★
sharaxaada koorsada aadbay ufiican tahay
Course Preview
Hordhacan waa free preview. Si aad u hesho casharrada oo dhan, iska diiwaangeli koorsada.